Internet Store and Ecommerce Solution Provider - Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - High Speed Internet
Search the Web

Qalanjo Magazine Online
 
 
 
Online edition


Haweenka Soomaalida iyo warbixintii Bankiga Adduunka

Xaaladaha taagan XULKA QORMADA [Kacaanka ku socda Xijaabka dumarku ay xirtaan]

Xirashada Koofiyadda Barawaaniga ma Suno ayay ka tahay siyaasiyiinta Soomaalida mise Bidaar ayay kula dagaalamayaan! [Joke]

Daraasad ku saabsan Qabqablayaasha Soomaalida & sida ay qoysaskooda uga dheereysteen dalka


 
Warar & qormooyin xiiso leh toddobaad waliba Majaladda

Maalinta jaceylka Adduunka VALENTINE DAY Mattaantaada ama mattaankaa u dir sallaan ama haddiyad

MUCAASHAQIINTII FANKA SOOMAALIDA & QISOOYINKOODII (Qisada Cumar Dhuule, Dalleys oo)

Waxaan qormadan oo taxane inoo noqon doonta ku soo qaadan doonaa mushaaqiyiintii soo maray Fanka Soomaalida bilowgiisii ilaa xiliyadii dhexe iyo lammaanayaashii is calmaday ee ka mid ahaa Fannaaniinta Soomaalida, waxaan ku faahfaahin doonnaa qisooyinkii ka dhasay afaaraha jaceyl ee xiddigaha Fanka Jamhuuriyadda Soomaalida soo dhex maray kuwoodii taariikhda reebay, kuwii burburay & kuwii ma-hadhada dhaliyay, iyadoo aan gaar ahaan u eegeyno Fanaaniinta dhexdooda wixii ka dhacay ee aanay quseynin Hobolada rag & haweenka iyo dadka kale ee bulshada. hore u gal

Wararka Gudaha


Wararka Caalamiga ah
Wararka toddobaad waliba ee Majaladda Qalanjo cadadkii 28-aad

Xaaska Boqorka Urdun oo loo caleemo saaray quruxleyda sanadka 2003-da

 


Wareysi Majaladda Qalanjo la yeelatay filo Cadadka danbe




 
 

© Qalanjo Magazine all rights reserved
Tel: 002521 642091, Mobile: 002521 573830, Telfax: 002521 229808 Mogadishu-Somalia